Xukuumadda oo Xabsiga U Taxaabtay Ganacsadde Cumar Caydiid

Hargeysa (GNN) xukuumadda somaliland ayaa goordhawayd xabsiga u taxaabtay Ganacaadde cumar caydiid oo ah ganacsadihii xukuumadii riyaale ka iibisay tiyaararka hargeysa

Lama garanayo sababta xadhigiisa balse wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya in duqay beeshiisa ah oo ka hadlayay khilaafka tiyaatarku madaxwaynuhu hadalo aan munaasib ahayn u mariyeen warbaahinta taasoo keentay in xukuumaddu ganacsadahan xabsiga u taxaabto

Si kastaba ha ahaatee khilaafka tiyaatarka hargeysa ayaa ah mid soo noqnoqota iyadoo sida la sheegay ganacaadahan iyo koox salaadiin ahi isku haystaan barxad u dhaw dhismaha tiyaararka

 

GABILEY.NET