Daawo-18kii May 2001 Khudbadii Taariikhiya uu Madaxweyne Cigaal U Jeediyey Shacabka Reer Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Madaxweyne cigaal Oo Ahaa Madaxweyne Bulshada Somaliland iyo Dhammaanba Umada Geeska Africa Xusuus weyn Ku Reebay Hibooyinka ilahay u siiyey hogaaminta shacab iyo hawlkarnimada Dhinaca siyaasada iyo Dhismaha dawladnimo ayaa aynu caawa kasoo qaadan doonaa khudbad dheer oo uu u jeediyey shacabka reer somaliland 18may sanadkii 2001, xiligaas oo uu ahaa madaxweynaha somaliland.HALKAN KA DAAWO.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis