Daawo-1991 Shirkii Magaalada Burco Nabadeynta Somaliland, iyo Ereyo uu Maalintaa Ka Yidhi Maxamuud Xaashi Cabdi Maayirkii Burco Ee Xiligaas.

Hargeisa(GNN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ee Wakhtigan Ayaa Xiliyadii Dib u Dhiska Dalkan Somaliland, Kamid Ahaa Ragii Dedaalka Faraha Badan Usoo galay In Nabad iyo Wada Noolaansho Dalku Helo, Xiligaasi oo Uu Ahaa Maayirkii magaalada Burco Islamarkaana Ay Ahayd Xarunta Gogosha shirka la dhigay ayaa uu Khudbad Kasoo Jeediyey Daawo Taariikhdiisa Oo Dib U Raac,