Daawo Abwaan Cabdi Cali Xirsi Oo Maanso Qiiroleh Ka Tiriyay Tahriibta, Dhamaal Weeyi Maansadu Dhinacbay Usocota Ninkii Dhagalah Uunbay Dhab Utaabanaysa Kii Dhukanise Yeelkii

Gabiley(GNN) Abwaan Cabdi Cali Xirsi Oo Kamid ah Mabwaanada Reer Gabiley Ee Caanbaxay Ayaa Maanso Qiiroleh Ka Tiriyay Tahriibta Ay Dhalinyaradii Somalidu Ku Dhamaatay Badaha , Maansadani Oo Soo Jeedinaysa Qalbiga Iyo Quluubta dadka islamarkasina Wax Ku Qaadasho Mudan Ayaa Waxay La Magacbaxday Maasadani,,

Dhambaal weeyi maansadu Dhinacbay u socotaa Qofkii dhega leh uun bay
Dhab u taabanaysaa Nin dhukani se yeelkii Dhawaanahanba murugiyo
Dhiiliyo xanuunbaa  Igu soo dhacaayee Dhalintiyo barbaartii Ma tan wada dhaqaaqdee
Dhulkoodii ka tagayee Badu ay dhamaysee  Dhimashadu hadh beeshaa Dhaawaca warkoodaa Dhegtu qaadi waydee horta dhoofku waa maxayma dhulkaaga diidoodhinac kale u roorbaa?

 

Gabiley.Net

Office Gabiley