Daawo Barnaamuj Kusahabsan Kudhawaad 1000 Kuneef Oo Ku Leeday Deegaanada Galoolay iyagoo u Dhintay Xanuuno Iyo Roobab Laxaadle oo Ka Da,ay Deegaanada Gobolkani Gabiley

Gabiley(GNN) Barnaamuj Kusahabsan Kudhawaad 1000 Kuneef Oo Ku Leeday Deegaanada Galoolay iyagoo u Dhintay Xanuuno Iyo Roobab Laxaadle oo Ka Da,ay Deegaanada Gobolkani Gabiley Sidokalena waxa Uu Barnaamujkani Daaha Ka Faydayaa Xaalada Dhabta ah Ee Dad Iyo Xooloba ay Kusuganyuhiin wakhtigan Iyo Baahida Dhabta ah Ee Dadkasi Oo ah In La Xooleyo Dadkani ay Xooluhu Ka Dhinten Sidokalena Laga Caawiyo Qodista Beeraha Iyowaliba Ka Taakulaynta Cunada Dadiyo Xoolaba Halkan Kagabogo

si Kastaba ha Ahaate Waxa Ay Baahida Ugu Wayni Tahay In La Xooleyo Dadkani ay Xooluhu Ka Dhinten Sidokalena Laga Caawiyo Qodista Beeraha Iyowaliba Ka Taakulaynta Cunada Dadiyo Xoolaba
inkastoo ay Indhaha Ka Qarsanayso Xaalada Xanuunada Helay XOOLAHAasi Wasaarada Xanaanada Xooluhu Oo Dhagaha Ka Furaysatay CODSIYADA KASOOYEEDHAYA DADKAASI Dadkani Waxana Loga Fadhiya INay Dagdag Uga soo Jawaabto Oo Ay Lasoo Gaadho Daawoyinka Xuulaha Waxa Kaloo Ay Dadka Reergabiley Dhabano Hays Ku Noqotay Waxa ay ilaa Maanta Iyo Markii ay Bilaabantay Abaartu ay Afka Uga Xidhiin Masuuliyiinta Xukuumada Dhexe Ugu Jira Gobolkani Ee Ayna Hal Maalina usoo Hadal Qaadi amase aanuba soodhaxjoogsan Xaalada ay Ku Sugan Yihiin dadkoodii iyadoo ay Xukuumada Axmed Siilanyo La Gubontahay Inayna Ku Halaynin Dadkani Masuuliyiinta Warabe U Taaga ah Ee Kasoo Jeeda Gobolkani Oo ay Lasoo Gaadho Gurmado Kala Duwan

Gabiley.net

Office Gabiley