Daawo Barnaamujka Saamaynta Abaaruhu Ku Yeeshen Xoolo Dhaqatada Deegaanada Gabiley iyagoo Xolihii u Dhintay Xanuuno Iyo Gaajadii Abaaruhu U Gaysten

Gabiley(GNN) Barnaamuj Kusahabsan Saamaynta Abaaruhu Ku Yeeshen Xoolo Dhaqatada Deegaanada Gabiley iyagoo Xoolo Tiro Badani u Dhintay Xanuuno Iyo Gaajadii Abaaruhu U Gaysten Deegaanada Gobolkani Gabiley Sidokalena waxa Uu Barnaamujkani Daaha Ka Faydayaa Xaalada Dhabta ah Ee Dad Iyo Xooloba ay Kusuganyuhiin wakhtigan Iyo Baahida Dhabta ah Ee Dadkasi Oo ah In La Xooleyo Dadkani ay Xooluhu Ka Dhinten Sidokalena Laga Caawiyo Qodista Beeraha Iyowaliba Ka Taakulaynta Cunada Dadiyo Xoolaba Halkan Kagabogo

si Kastaba ha Ahaate Waxa Ay Baahida Ugu Wayni Tahay In La Xooleyo Dadkani ay Xooluhu Ka Dhinten Sidokalena Laga Caawiyo Qodista Beeraha Iyowaliba Ka Taakulaynta Cunada Dadiyo Xoolaba
inkastoo ay Indhaha Ka Qarsanayso Xaalada Xanuunada Helay XOOLAHAasi Wasaarada Xanaanada Xooluhu Oo Dhagaha Ka Furaysatay CODSIYADA KASOOYEEDHAYA DADKAASI Dadkani Waxana Loga Fadhiya INay Dagdag Uga soo Jawaabto Oo Ay Lasoo Gaadho Daawoyinka Xuulaha Waxa Kaloo Ay Dadka Reergabiley Dhabano Hays Ku Noqotay Waxa ay ilaa Maanta Iyo Markii ay Bilaabantay Abaartu ay Afka Uga Xidhiin Masuuliyiinta Xukuumada Dhexe Ugu Jira Gobolkani Ee Ayna Hal Maalina usoo Hadal Qaadi amase aanuba soodhaxjoogsan Xaalada ay Ku Sugan Yihiin dadkoodii iyadoo ay Xukuumada Axmed Siilanyo La Gubontahay Inayna Ku Halaynin Dadkani Masuuliyiinta Warabe U Taaga ah Ee Kasoo Jeeda Gobolkani Oo ay Lasoo Gaadho Gurmado Kala Duwan

Loo Ku Dhimatay

Xoolo Dhintay 1 Xoolo Dhintay 2 Xoolo Dhintay 3xoolo dhintay Xoolo Madhay saxdii

 

Gabiley.net

Office Gabiley