Daawo Ishaarooyinka Kala Haga Baabuurta Ee Madaxtooyada Oo Khalkhalay Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Ku Fashilmay Hagaajinta Ishaarooyinka

Hargeysa(GNN)Maamulka caasimada hargeysa oo uu horkacayo duqa caasimada ayaa ku fashilmay inay hagaajiyaan qaar kamida ishaarooyinka kala haga baabuurta ee ku yaala wadooyinka halbowlaha ah ee magaalada hargeysa.

 

Gabiley.Net

Gabiley Office