Daawo- Kalamaan- Dhalinyartii Yurub Tagtay Oo Quus Kagaga Soo Noqoday,+ Kuwii Dalka Joogay Oo Dedaal Ugu Jira Tahriib.

Hargeisa(GNN):- Iyadoo badiba dhalinyarta kala duwan ee dhibka iyo rafaadka u maray tahriibku ay kasoo waayo arkeeen rajo beelka yaala iyo dhibka, ayaa waxa jira dhalinyar maaalin walba hor tuban safaaradaha dalalkaasi oo ka dalbanaya inay dib dalkooduu ugu noqdaa, halka wali sida muuqaalkani kaaga marag kacayo dhalintii ku noolayd somaliland aragtidoodu sidan tahay.DAAWO MUUQAALKAN.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis