DAAWO: Maxkamada Gobolka Maroodi jeex oo xukun ka gaadhay Dacwad aan waligeed hore uga dhicin dhulka Somaliland.

Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta soo gabagabysay dhagaysiga dacwad aan hore loo arag oo ku cusub gayiga Jamhuuriyada Somaliland.

Dacwadan oo loo haystay nin xasuuq ba’an u gaystay boqolaal geed oo dhir qoyan ah ayaa maanta xukun culus ninkaasi lagu riday.

Halkan ka Daawo sida wax u dhaceen.

Gabileynews Network.