Daawo Qalax Secondary School Oo Munaasibad Sii Sagootina U Sameeyay Macalimiin Ajanibka ah Iyo Ardayii Dhamaysatay Dugsiga Sare Ee Qalax Secondary School Ee Magaaladani Gabiley

Gabiley(GNN)Qalax Secondary School Oo Munaasibad Sii Sagootina U Sameeyay Macalimiin Ajanibka ah Iyo Ardayii Dhamaysatay Dugsiga Sare Ee Qalax Secondary School Ee Magaaladani Gabiley Munaasibad Balaadhan Oo La isku Arkay Ayaa Waxa Lagu Qabtay Jaamacada Timacade University Gabiley Munaasibadaasi Oo Ujeedadeedu Ahayd Mid Wajiyo Badan Xambaarsan Islamarkaasina ay ka Mid Ahayd sii Sagootinta 207 Arday Oo Ahaa Ardayda Dhamaystay Dugsiga Sare Ee Qalax Secondary School Ee Magaalaa Gabiley Sidokale Waxa Halkaasi Hab Cilmiyaysan Oo Farshaxan Ah Ay Kooxda Maska kaal Kusoo Bandhigen Agabka Hidaha Iyo Dhaqanka Iyo Waxyaabo Kale

Gabiley.Net

Office Gabiley