Daawo Sawirada Gudoomiye Ciro Oo Kulan Casho Sharaf Ah U Sameeyay Xubno Ka Mida Isbahaysiga Kulmiye.

Halkan Ka Daawo:SAWIRO C,Raxmaan Ciro Oo Kulan Casho Sharaf Ah U Sameeyay Xubno Ka Mida Isbahaysiga Kulmiye+Kulan Xod Xodasha Ah Oo Dhex Maray Siyaasiyiinta Isbahaysiga

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mcuaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maalinkii shalay ahaa uu kulan qado ah u sameeyey siyaasiyinta isbaheysiga kulmiye oo mudooyinkii ugu danbeeyey wada hadal xisbigaasi kula jiray .

8

kulankan qadada ah ayaa waxaa u ahaa mid gogal xaadh u ah is afgarad ay labada dhinac ay ka gaadheen wada hadal in muddo ah u socdey in kasta oo aanay si rasmi ah warbaahinta ugu shaacin qodobada ay ku hishiiyeen labadan dhinac

1

Waxaa saaka la filaya in ay warbaahinta ay la hadlaan siyaasyiinta isbaheysigu kaas oo ay kaga hadlayaan masiirkooda siyaasadeed iyo wada hadaladii ay kula jireen xisbiga waddani waxaa ay ku soo gabo gabeeyeen .


2
34567

Halkan Ka Daawo:SAWIRO C,Raxmaan Ciro Oo Kulan Casho Sharaf Ah U Sameeyay Xubno Ka Mida Isbahaysiga Kulmiye+Kulan Xod Xodasha Ah Oo Dhex Maray Siyaasiyiinta Isbahaysiga