Daawo:-Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Warshad Ay Maalgalinayaan Ganacsato Shiine Ahi.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse Ayaa maanta magaalada hargaysa ka Dhagax dhigay warshad nooceedu dalka ku cusub tahay taasi oo ay maalgashanyaan ganacsato dalka shiinaha u dhalatay Warshad ayaa ka kashaqaynaysa sidii tamarta qoraxda looga faa,iidaysan lahaa.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis.