DAAWO:Professor Gerard Prunier oo Ka Hadlaya Sida Ay Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah.

Halkan Ka Daawo Professor Gerard Prunier oo Ka Hadlaya Qaabka Ay Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah Khudbad uu Ka Jeediyey Shirkii Baarlamaanka Sweden Ee Ay Soo Qabanqaabisay dalada SSE