DAAWO:Wadada U Dhaxaysa Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Roobkii Jaray iyo Gumad La’aanta..

Gabiley(GNN)Roobab waa wayn oo ka da ay banka Togwajaale Oo Markii Sadexaad  Gooyay wadada u dhaxaysa kalabadhka iyo wajaale +Balan Qaadkii Wasiirka hawlaha Guud Iyo Maareeyaha Wadooyinka Oo Noqday Qawda Maqashii Waxbana Ha U Qaban