DAAWO:Wafti Ka Kooban Xukuumada SL Iyo Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo Nairobi Kula Shiray Safiiro Iyo Diblamaasiyiin Ka Socda Midawga Yurub.

Halkan Ka Daawo Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Iyo Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ayaa Safaarada Dowlada Denmark Ku Leedahay Magaalada Nairobi Kulan Kula Yeeshay Safiiro Iyo Diblamaasiyiin Ka Socda Midawga Yurub