DAAWO:Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan Oo Si Diiran Loogu Qaabilay Ceerigaabo.

Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan Oo Si Diiran Loogu Qaabilay Magaalada Ceerigaabo Iyo Dareenka Ay Bulshada Ku Qaabishay.