Ha noqon awrkii raradiisa cunayay ee sharciga u hagaansan muwaadin isagaa ka sareeya qofkasta

ASC Marka Hore Waxan Salaamaya Umada Muslimka ah Oo Dhan Waxanan Ku Salaamayaa Salaanta Islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatu Salaan Kadib Hadan Gudo Galo Maqaalkaygani
Islaamku waxay ku suganyihiin waxay ku heshiiyaan hadanu xalaal xaraamaynayn ama xaraan xalaalaynen .waxana laga soo wariyay rasuulku inuu yiri scw.
Marka ay sidaa tahay qofka heshiis la gala walalkii oo islaam ah kagana baxaa wuxuu ka talaabsaday shareecada alle u soo dajay adoomihiisa waana danbiile .
Waxan ka hadlayaa khilaafka ucid ee ka dhex qarxay godomiyaha iyo musharaxa madxwayne .ee xisbiga macaradka ah ee ucid oo u muuqda mid si cad loo burburinayo waliba gudoomiyaha faysal cali waraabe oo isagu ku soo tabcay aas aasayna xisbigan kuna guul daraystay tirba laba jeer inuu qabto talada dalka uu isagu keenay musharaxan hada ay is haystaan oo uu ku faani jiray inuu nin aqonyahan ah u sharaxay xisbiga kuna kalsoonyahay golaha dhexena uu horgeeyay si cad oo muuqata loogu doortay inuu isgu musharax u yahay xisbigan marka doorashada la qabto heshiisna la kala qortay in golaha dhexena la qaybsado si isku mida . si wadajira loogabaxo doorashada golaha deganka . markii uu ka soo baxay ee uu markale noqday xisbga sadexaad ayna hadhay tii madaxwaynaha oo uu u taganyahay Jamaal cali xuseen uu hada si badhedh ah isugu so rogay gudoomiyuhu kuna dhawaaqy inuuna ahayn musharax balse uu yahay xibin ka midaxisbiga ayan la hayn ila hada wax runta u kala sheega
Ayaan xusuusinayaa dadka ay sida tooska ah u samaynayso inay runta u kalasheegan badbaadiyaana xisbigan oo ah ka ugu dada wayn xisbiyada hada jira
Umada heshiiskaa ogayd ee arkaysa inuu kaga baxay kii heshiiska galayna waxaa iyagana ku waajiba inay ka hadlaan ooy yiraahdaan heshiiskan waa cadyoo waanu ogayne ka daa dulmiga wlaalkaa .waxaana ina faraya xadiiskii rasuulka sc ee ahaa kiina arkaya xumaan meel ka dhacaysa gacantiisa ha ku suuriyo oo ha ula tago haduu ka cabsoodo inay wax ka soo gaadhaan afka haka hadloo waar jooji waxan ma banaanee ha yiraa haduu ka baqo taana niyada ha ka diido taas ugu danbaysaa waa imaanka halkii ugu hosaysay adcaful iimaan.waxana dad lagu aamni karaa qofkailahay ka baqaya ee qawlkiisa iyo ficilkiisu is waafaqsanyihiin waxayna arintani u aal hada golaha dhexe hadaabu jiro oo uu dhisanyahayba ehadii taa la waayo wax garadka aqoonyahanka iyo cidkasta oo wax ka gaysan karta hadii ay ku dhaman waydo maxkameda waanan ku waninayaa inay iyagu xal ka gaadhaan intaan intaasiba galin arinkan ooy cadaalada iyo daryeelkii ay doorashada ku galayeen ay la yimadaan gudahooda ooy ku dhamaystaan isuna cadaalad sameeyaa si ay ugu sifoobaan magacan ay la baxeen ee ucid dalkana loogu aamini karo hadii kale waxay noqonayaan tiisaba daryeelaa tukale ku dara
Ale haina waafajiyo xaqa
Waa qalinkii cabdisalaan muxumed bade