Hal Qof Oo Mayd Ah Iyo Gawaadhi Daad Soo Qaaday Oo Laga Helay Dooxa Ijawaaji ee Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay.

Hal qof oo mayd ah isla markaana xalay daad soo qaaday ayaa manta laga helay dooxa way nee magaalada gabiley.

Waxaana qofkan oo aan wali la aqoonsan maydkiisa uu yaala cusbitaalka wayn ee magalada gabiley.

Waxaana arinkan ka hadlay maamulak gobolka gabiley iyo ka degmada .

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Log1