Hanbalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Boqorka Iyo Boqorada…..

Hargeisa(GNN):-Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Gabiley News Iyo Maamulkeeda Maamulka Iyo Shaqaalaha Tvga Somaliland space channel iyo asxaabta kala

Cigaal Cismaan Xassan Almis
Axmed Cismaan Xassan Almis
Siciid Khadar C/laahi
Eng C/fataax Xaamud Cismaan
Maxamed Muuse Xassan
Maxameed Ismail Salaan
C/risaaq Cisman Cumar
Guuleed Xassan Maxamed Gabyaaye
Ugaas Majabir

Dhammaan Asxaabtaasi waxay Si Kal iyo Laab ah Hanbalyo Meher Wacan U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Eebe Ayaa Boqoree

Liibaan Xaaji Fagadhe Iyo Samaya Axmed Xasssan Saaka Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Caasimada Somaliland
Waxaan Ay Ilahay uga Baryayaan Inuu Boqorka Iyo Boqorada Ku Gaadhsiiyo Aqal Galkooda Bash-bash iyo Barwaaqo.

AAAAAAAAAAAAAAMIN;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIN

Hargeisa SOmaliland
Gabiley News Network
Axmed ALmis