War Deg-dega-Daadad Xoogan Oo Ka Yimid Dhinaca Ethiopia,Wajaale Oo Khasaare Kasoo gaadhay Fatahaada Dooxa + Masuuliyiin Arrintaa Ka Hadlay.

Gabiley(GNN)War Dagdag ah Daadad Waawayn Oo Kasoo Fatahay Dhinaca Ethiopia Ayaa Soo Galay Gudaha Magaalada Togwajaale Waxananu Ka Waraysanay Oo Aanu Khadka Telefonka gacanta Kula Xidhiidhnay Gudomiye Kuxigenka Togwajaale Iyo Qaar Kamid ah Dadka Ku Sugan Goobta Ay Biyuhu soo Galen

 


Gabiley.Net

Office Gabiley