Daawo:-Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiir Warancade Oo Gaadhay Banka Qoolcaday Iyo Xaalada Deegaanka Oo Hadda Degan

Hargeysa(GNN)Wasiirka arimaha gudaha cali Maxamed Warancade iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay deeganada banka qoolcaday,kadib markii ay saaka halkaasi ka dhaceen iska hor imaadyo u dhaxeeyey ciidamda booliska “birmadka”iyo koox u hubaysan oo deegaanka ka soo jeeda,kuwaas oo diidan in la hirgeliyo seeraha banka qoolcadey,isla markaana ay is rasaasayni dhexmartay ciidanka iyo kooxda hubaysan,taas oo sababtey khasaare dhawac labada dhinacba ah.

3-54-90x90


Gabiley.Net