“Xalay Illaa Habeen Hore 16 Magafe Ayaanu Qabaney,Kana Hadhimeyno Illaa Aanu Xiddidada U Soo Saarno”Wasiir Ku-Xigeenka Amniga W.Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa(GNN)Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay inay labadii casho ee u danbeeyey ay soo qabqabteen 16 qof oo ah kuwa ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada, isag aoo sheegay inay wali ku daba jiraan kuwaa kale.

Gabiley.Net