AGAASIMAHA KOMISHANKA MAAMUL WANAAGA OO DOWLADA HOOSE EE DEGMADA WAJALLE GUDOONSIIYEY BUUGA MAAMUL TOOSINTA

Wajaale (GNN)Masuuliyiin uu hor kacaaya Agaasimaha Guud Ee Kumishanka Maamul wanaaga iyo La Dagaalanka musuqmaasuqa ayaa safar shaqo ugu kicitimay Magaalada Wajaale Halkaasi oo ay Dawlada hoose Ee Wajaale ku Wareejiyeen Buuga Maamul Wanaaga

 

Gabiley.net