Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Arinka Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Burco Ee Maayarka Cusub Ku Dhawaaqay.

Hargeysa(GNN)Badhasaabka gobolka togdheer mudane Maxamed Ibraahin Qabo ay aka hadlay xildhibanadii shalay ku dhawaaqay maayarka cusub iyo ku xigeenka, waxana uu sheegay inay garabkaa maayarka doortay ay qirteen inay sharci jabin sameyeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Gabiley.Net