“Cali Khaliif Waxaan Leeyahay Calow Marka Mandheera Lagu Keeno Indho Iigu Tagoo Raashin Ii Keen Dheh Ha Odhan Baan Ku Leeyahay”Xildhibaan Indho Indho

Hargeysa(GNN)Xildhibaan Indho Indho oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa horjooge Cali Khalif Galaydh ugu hanjabay in xabsiga mandheera la keeni doono goor aan sidaa usoo fogayn isag oo sidoo kalena ka dhawaajiyay in magaalada laascaanood ay ka socoto horumar dhinac walba leh balse aanay u baahanyn cid khalkhal galisay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Gabiley.net