Dadka reer Somaliland ee deggan UK waa inay saxeexaan si Baarlamaanka Ingiriisku uga doodo Madaxbanaanida Somaliland

Dadka Somaliland ee haysta dhalashada Ingiriiska ama degan ee aan ahayn Bristish-ku ha saxeexeen si ay dawladda Ingiriisku ama Baarlamaanku uga doodaan qadiyada Somaliland.

Haddii ay saxeexaan 10,000 (Toban kun oo qof) waxa khasab ah inay dawladda hadda ka talisa UK ay hadasho madaxbanaanida Somaliland.

Haddii ay saxeexaan 100,000 (Boqol kun oo ruux) waxa khasab ah inay fadhiga Baarlamaanka UK laga doodo qaddiyada Somaliland.

Haddaba ha la saxeexo.

Conduct independent review of recognition of Somaliland as independent country.

We congratulate the people of Somaliland as they celebrate the 25th anniversary of reclaiming their independence; recognise the strong historical ties between Somaliland and UK; welcome the strong cooperation between UK Government and Somaliland through development aid, trade and security assistance.

Halkan Gal si aad u saxeexdo