DAAAWO Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Qaabkii Ay Somaliland U Qaabishay Ciidamo Tiro Badan Oo Kasoo Goostay Maamulka Puntland

May.11,2016-Wasiiru dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa markii u horeysay ka hadlay ciidamo tiro badan iyo taliyahoodu hogaaminayay oo kasii goostay maamul goboleedka puntland isla markana isku soo dhiibay dawlada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqalka warka

Log11