Daawo-Barnaamijka Xiisaha Badan Ee Xaqiiji-fankaaga part 2, Soosaarista Bulsho Tv.

Hargeisa(GNN):-Daawo Barnaamijka Xaqiijifankaaga oo ay ku martiyihiin labada fanaan ee C/risaaq Anshax Iyo Nuuradiin Cali Amaan, Sidoo Kale waxaa Barnaamijka Inoo Daadihinaya Macalinka Kabanka Maxamed Miyir Xaaji. HALKAN KA DAAWO.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Cismaan Xassan.