Daawo Caleemo Saarka Suldaanka Beesha yonis jibriil Oo lagu caleemo saaray Deegaanka Gobyaray ee Ethiopia.

Gabiley(GNN) Caleemo Saarka Suldaanka Beesha yonis jibriil suldaan naasir Xaashi Oo lagu caleemo saaray Deegaanka Gobyaray Oo Dhar iyo sodon kilo mitir u jirta Dagmada Togwajaale Kana Tirsan dawlada Deegaanka somalida Ethopiya Waxana Caleemo saarka suldaankani kazoo qaybgalay Garaado Salaadiin cuqaal madaxdhaqmed Iyo Marti sharafkale Oo Tiro Badan Waxanay Dhamaanba Dadkii halkasi ka Hadlay iska Dabo mareen Hadalo iskugu jira Duco Iyo Dardaaran –

Gabiley.Net
Office Gabiley