Daawo: Faysal C. Warabe oo dalka kusoo laabtay kana Waramay Safarkiisii iyo malgashiga Dekeda Berbera,cilaaqaanka SL iyo Jabuuti.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe ayaa si wayn usoo dhaweeyay heshiiska Somaliland iyo Imiraadka Carabta ee maalgashiga Dekeda Berbera ,waxa uu sidoo kale ka hadlaly soo dhawayntii madaxweynaha ee Jabuuti iyo safar uu ku tagay Ingiriiska.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.