Daawo:-Hees Cusub Oo Habeenkii Xalay Soosaaray Fanaanka Maxamed Siciid Bk. “LUUL”

Hargeisa(GNN):-Fanaanka Maxamed Siciid bk ayaa habeenkii xalay soosaaray hees cusub oo la magac baxday LUUl Ereyada Heesta waxa leh abwaan Laabsaalax.