DAAWO: Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo saaka ka bilaabmay JSL ,Wasiirka Waxbarashada oo si qoto dheer uga Waramay.

Guud ahaan dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa saaka si qoto dheer uga bilaabmay Imtixaanka shahaadiga ahaa ee fasalada 8 aad iyo 12 aad.

Halkan ka Daawo masuuliyiinta wasaarada waxbarashada oo uu ugu horeeyo wasiirka Cabdilaahi Habane oo ka waramaya.

Gabiley.net