Daawo Jaaliyada Dalka Indonesia Ee Reer S/nd oo Markii Ugu Horaysay Xuska 18 May Ku Qabtay Caasimada Jakarta.

Jakarta(GNN):-Daawo Jaaliyada Dalka Indonesia Ee Reer S/nd oo Markii Ugu Horaysay Xuska 18 May Ku Qabtay Caasimada Jakarta, Waxaana Halkaasi Khudbado ku Taxaluga Xuska Maalintan iyo Sida ay uga qayb qaadanayaan halkaasi kasoo jeediyey Gudoomiyaha dhalinyarta ee jaaliyada dalkan indonesia Mr Maxamuud Axmed Xaaji Yousuf.

13278104_1766395250272424_1227376957_n

 

13249467_1766395750272374_869409210_n