Daawo-Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan Oo Bilaabay Barnaamij La Magac Baxay Xaqiiji Fankaaga.

Hargeisa(GNN):- Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan oo Weheliyo Musishanka weyn ee Maxamed miyir ayaa soosaaray barnaamij loo jeclaystay oo la magac baxay xaqiiji fankaaga, waxaana suurto galida barnaamijkan iyo baahintiisa u sahlay bahda Bulsho Tv.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis