Daawo:Maayarka Gabiley ,Sheekh Cali Xaaji Yuusuf Iyo Dadweynaha Gabiley oo Laba Maqsin U Dishay Qoys Danyar.

Gabiley(GNN) Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cadbi  iyo Sheekh Cali Xaaji Yuusuf  Iyowliba Dadweynaha Gabiley  Oo Is Kaashanaya Ayaaa Laba Maqsi U Dishay Qoys Danyar ah Sidokalena Waxay Dhamaanba Umada Muslimiintaah  ka Codsaday inay soo caawiyan Qoyskani

Gabiley.Net

Office Gabiley