Daawo-Qiso Dhaba Sheekadii ugu Layaabka Badneyd, Ninkii Gabadha Jinka ah Guursaday, Deegaanka Mulaax Bayle.

Hargeisa(GNN):-Sheekadan Layaabka Badan Ayaa Ka Dhacday Deegaanka Mulaaxbayle Iyadoo Uu Si Farshaxanimo leh uga waramayo Xassan Olol Jaamac Oo Arrintani Ku Dhacday, Soojeediye Axmed Xuseen Warsame.


Waxaa Sheekadani Ka Baxday Telefishanka Madaxbanaan SLSC oo Ku Yaala Magaalada Hargeisa.

eedd

Hargeisa Somaliland
Axmed Almis