DAAWO SAWIRADA:WAFTIGII GUDOOMIYE CIRO OO XAFLAD BALAADHAN LOOGU SAMEEYEY MINNEAPOLIS (USA)

Xaflad balaadhan oo lagu qaabilay wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna G/Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa xalayto ka dhacday magaaladda  Minneapolis ee cariga Maraykanka,Xaflada oo ka dhacday badhtamaha magaalada Minneapolis ayaa waxa kasoo qayb galay  shacabka Somaliland gaar ahaan tageerayaasha xisbiga Waddani ee  magaaladda Minneapolis,Kulanka Soo dhaweynta ahaa ayaa aad losoo buuxdhaafiyey,madal aad u qurux badan. Waxa ka hadlay dhamaan madaxdii iyo gudoomiyayaasha dalka Maraykanka ee xisbiga Waddani iyo Masuuliyiintii uu hogaaminaayey Cabdiraxmaan Ciro.

13

24

123456891012
1415161721222425