Daawo:- “Shacabkayagu Ma Aflagaadeeyaan Madaxweynihiina Anaguna u Dulqaadan Mayno In La Aflagaadeeyo Madaxweynahayaga” Safiirka Dalka Djabouti.

Hargeisa(GNN):- Xafladan Xalay Loo Qabtay Sidii jaaliyada reer jabuuti ee ku dhaqan somaliland ay u taageeri lahaayeen caloomsaarkii madaxweyne ismaaciil cumarr geele oo ay kasoo qaybgaleen dad aad u tiro badani, ayaa gabogabadii waxaa halkaasi ka hadlay safiirka dalka jabuuti u fadhiya dalkan somaliland mudane cumar xuseen xawaariye oo si adag uga hadlay qadiyada labada waddan, waxaanu carabka ku adkeeyey inaaney u dulqaadan doonin salaadiin iyo shicib reer somaliland ah oo halkan ka caaya madaxweynahooda ismaciil cumar geele.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SAFIIRKA.

 

GABILEY NEWS NETWORK
HARHEISA SOMALILAND
AXMED OSMAN ALMIS