Daawo-Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Kormeer Indho Indhayn Ku Tagay Gobolka Hawd.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Madaxtooyada Oo Safarkan Hogaaminayey Ayaa Halkaasi Kasoo Jeediyey Khudbad Muhiim Ah oo Ku Salaysan Xaalada Dalka iyo Arimaha Horumarineed Dawlada.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed osman Almis