Daawo-Warbaahinta oo Ka Dareertay Soodhaweyntii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Waddani Iyo Sababaha kalifay.

Hargeisa(GNN):-Soodhaweyntii Maanta ee lasoo dhaweynayey gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani ahna gudoomiyaha baarlamaanka somaliland c/raxmaan c/laahi cirro ayaa saluug badan oo warbaahintu ka muujiyeen meeqaanka looosoo dhaweeyey waxaa dhacay sidan, halkan.

Hargeisa Somaliland
Gabiley news Network
Axmed Osman Almis