Daawo: Xafladii Xilwareejinta Garabka Haweenka KULMIYE ee Bristol

Daawo xafladii loo sameeyey xil wareejintii Guddoomiyihii hore ee garabka haweenka KULMIYE Bristol Yaasmiin Cabdi Ruush iyo guddoomiyaha garabka haweenka ee cusub Marwo Ruqiya Cabdi Xudhuun.