Daawo Xafladii Xuska 18 MAY Ee Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minneapols Oo Si Qiimo Badan U Xusay Sanad Guurada 25 aad Ee Qaranimada Somaliland

Minneapols(GNN) Daawo Xafladii Xuska 18 MAY Ee Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minneapols Oo Si Qiimo Badan U Xusay Sanad Guurada 25 aad Ee Qaranimada Somaliland  Waxana Kamid ahaa Dadkii Sida Wayn Uga Qayb Galay Ee Ruxay Quluubta Dadkii kasoo Qaybgalay Xaflada Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji Oo Si Qoto Dheer Uga Waramay Maalintani Iyo Qiimaha ay U Leedahay Shacbiga Reer Somaliland

Gabiley.Net

Office Minneapols