DAAWO:Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Saaray Hees Cusub oo Wadaniya ah.

Halkan Ka Daawo Xidigaha Geeska Oo Soo Qaaday Hees Ereyo Culus Oo Ka Soo Maaxatay Murti Miiqaamleh Kana Hadlay Waayaha Ka Jira Somaliland.