DAAWO:Madaxaweynaha JSL Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Wadanka Isutaga Emaritka Carabta + SAWIRO.

Hargeysa(GNN)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey Imaaraadka, lana filayo inay guddo galaan ujeedada socdaalkooda sida ugu haboon.

 

98765312