DAAWO:Madaxwaynihii hore JSL ee Daahir Rayaale Kaahin oo ka waramaya ictiraafka Somaliland.

Madaxwaynihii labaad ee ugu wakhtiga dheeraa xukunka Soamliland ayaa 2007 dii mar uu la hadlaayay saxaafada kaga waramay ictiraafka Somaliland iyo caqabadaha hor yaala.

Gabiley News Network(GNN)