DAAWO:Madaxweynaha JSL Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socota Dalka Ruushka.

Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Kula Kulamay Wefti Ka Socota Dalka Ruushka Oo Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Cilaaqadka Ee Aqalka Sare Dalka Ruushka