Daawo:Orodka 10-Ee KM Oo Hal Ku Dhig Looga Dhigay “Ha Ka Tahriibin Dhulkaaga Hooyo” Oo Loo Qabtay Dhalinyarada Boorama.

Boorama(GNN)-Daawo Tartanka Dhinaca Orodka 10-Kun Ee KM Oo Loogu Magac Daray “Ha Ka Tahriibin Dhulkaaga Hooyo” Ayaa Loo Qabtay Dhalinyarada Gobolka Awdal Ee Magaalada Boorama.