Daawo:Sidii Looga Xusay Boorama Munaasabada 18-ka May + SAWORO.

Boorama(GNN)-Iyadoo Ay maanta tahay 25 Guurada ka soo wareegtay maalintii lugu dhawaaqay qaranka Jamuuriyada Somaliland ayaa guud ahaan shucuurta kala duwan ee reer somaliland waxay dhigayaan dabaal dagyo iyo banana baxyo lugu qabanaayo Dalka Iyo Dibadiisaba, Booramana waxa ay ka mid ahayd Gobolada Si weyn loogu xusay waxaana si weyn uga dhex Muuqday Ardayda wax ka barata dusiyada kala duwan ee Degmada Boorama iyo qaar ka mid ah Jaamacaddaha ku yaala Gobolka Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland, waxaana munaasabadan kala soo qayb galay wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Musharax Muuse Biixi.

 

 

18-May 25 (4)

18-May 25 (1)

1 (3)1 (10)1 (11)1 (12)1 (13)1 (18)DSC_5455DSC_5511DSC_5599DSC_5604DSC_5615DSC_5619DSC_5622DSC_5623DSC_5627DSC_5628DSC_5632DSC_5635DSC_5639DSC_5646DSC_5649DSC_5666DSC_5667DSC_5680DSC_5691DSC_5697

IMG_070518-May 25 (71)18-May 25 (70)18-May 25 (69)18-May 25 (68)18-May 25 (67)18-May 25 (66)18-May 25 (65)18-May 25 (61)18-May 25 (62)18-May 25 (63)18-May 25 (64)18-May 25 (60)18-May 25 (59)18-May 25 (58)18-May 25 (57)18-May 25 (53)18-May 25 (54)18-May 25 (55)18-May 25 (56)18-May 25 (52)18-May 25 (51)18-May 25 (50)18-May 25 (49)18-May 25 (48)18-May 25 (47)18-May 25 (46)18-May 25 (45)18-May 25 (41)18-May 25 (42)18-May 25 (43)18-May 25 (44)18-May 25 (40)18-May 25 (39)18-May 25 (38)18-May 25 (37)18-May 25 (33)18-May 25 (34)18-May 25 (35)18-May 25 (36)18-May 25 (32)18-May 25 (31)18-May 25 (30)18-May 25 (29)18-May 25 (28)18-May 25 (27)18-May 25 (26)18-May 25 (25)18-May 25 (21)18-May 25 (22)18-May 25 (23)18-May 25 (24)18-May 25 (20)18-May 25 (19)18-May 25 (18)18-May 25 (17)18-May 25 (13)18-May 25 (14)18-May 25 (15)18-May 25 (16)18-May 25 (12)18-May 25 (8)18-May 25 (11)18-May 25 (7)18-May 25 (10)18-May 25 (6)18-May 25 (9)18-May 25 (5)18-May 25 (1)18-May 25 (2)18-May 25 (3)18-May 25 (4)