DAAWO:Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Shirkada Imaaraadka ee DP World Ayaa Soo Gaadhay Maanta Magaalada Berbera.

Halkan Ka Daawo Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Shirkada Maalgalinta Iyo Horumarinta Ku Samaynaysa Dekada Caalamiga Ee Berbera Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Berbera