DAAWO:Waftigii Gudoomiye Ciro oo lagu soo dhaweeyey Aqalka looga Taliyo magaaladda Toronto.

Halkab Ka Daawo Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(CIRO)iyo waftigii uu hogaaminaayey oo lagu soo dhaweeyey Aqalka looga Taliyo magaaladda Toronto,Canada..Toronto City Hall.